Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil ku xukuntay C/waaxid Axmed Faarax

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa xukun adag ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo dhowaan askari kale ku dilay magaalada Dhuusamareeb. Maxkamada ayaa maanta dhageysatey Dacwad Ciqaabeed loo heystay eedeysane dable Xoogga C/waaxid Axmed faarax oo horay dil uga geystay Allaha u Naxariistee, Saddex Xarigle XDS, Maxamuud Saciid … Continue reading Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil ku xukuntay C/waaxid Axmed Faarax